HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la leh Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la leh Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa hadda kulan xasaasi ah uu u socdaa Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed, Xasan Sheihk Maxamuud, Xildhibaan Cali Cosoble iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Sahbeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Kulanka ayaa ah mid xasaasi ah oo la xariira go’aankii Cali Guudlaawe uu kula saftay Madaxweyne Farmaajo, waxaana la sheegay in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa hadda kulan xasaasi ah uu u socdaa Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed, Xasan Sheihk Maxamuud, Xildhibaan Cali Cosoble iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Sahbeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Kulanka ayaa ah mid xasaasi ah oo la xariira go’aankii Cali Guudlaawe uu kula saftay Madaxweyne Farmaajo, waxaana la sheegay in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ay ka xumaadeen tallabadaas uu qaaday Madaxweynaha Hir-shabeelle.

- Advertisement -

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa horay u taageeray go’aankii Xildhibaanada Golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne farmaajo, taasi oo ay si weyn uga hor yimadeen midowga Musharixiinta.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts