HomeWararDowladda Soomaaliya oo Ciidan fabadan geysay degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Dowladda Soomaaliya oo Ciidan fabadan geysay degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska Ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad ayaa ciidan dheeraad ah geeyey deegaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud, ka dib markii dagaalamayaasha Al-shabaab ay dhowr jeer deegaankaas miinooyin ku aaseyn waddada. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in u jeedka howlgalada loo sameynayo ay tahay sidii loogu hor tagi lahaa Al-shabaab oo mararka qaar weeraro kusoo qaada degaanka. Saaka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad ayaa ciidan dheeraad ah geeyey deegaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud, ka dib markii dagaalamayaasha Al-shabaab ay dhowr jeer deegaankaas miinooyin ku aaseyn waddada.

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in u jeedka howlgalada loo sameynayo ay tahay sidii loogu hor tagi lahaa Al-shabaab oo mararka qaar weeraro kusoo qaada degaanka.

- Advertisement -

Saaka ayay ahayd markii Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka General Maxamed Caddow Cali {Sanka} uu Kormeer shaqo ku tegay xeryaha ciidanka kaga sugan yihiin degmada Cadaado ee gobolka Galmudug.

Sidoo kale, General Maxamed Caddow Cali {Sanka}ayaa ku booriyay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan xeryaha ciidanka Cadaado in ay u diyaargaroobaan howlgalo looga saarayo degaanada Galmudug dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts