HomeWararTaliska Ciidanka booliska oo soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo soo...

Taliska Ciidanka booliska oo soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo soo qabtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto in ay farsameynayeen walxahaasi qaraxa, kuwaasi oo Saraakiishu sheegeen in ay howlgal kusoo qabteen. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Saadaq Aadan Doodisho ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Amniga ka fuliyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu guuleystay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto in ay farsameynayeen walxahaasi qaraxa, kuwaasi oo Saraakiishu sheegeen in ay howlgal kusoo qabteen.

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Saadaq Aadan Doodisho ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Amniga ka fuliyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo afar qof oo loo heysto falal Argagixiso iyo walxaha qarxa oo ay diyaarinayeen, kuwaasi oo iminka ay ku socoto baaritaanno dheeraad ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts