HomeWararJubbaland iyo Puntland oo shaaciyay in madaxda DFS ay xagal-daacinayaan shirka Muqdisho

Jubbaland iyo Puntland oo shaaciyay in madaxda DFS ay xagal-daacinayaan shirka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa walaac ka muujiyay shirka Wadatashiga ee u dhexeya Madaxda Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, shirkaasi oo aan ilaa iyo hadda si rasmi ah u furmin maaddaami uu khilaaf xooggani ka taagan yahay shirka. War saxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen Jubbaland iyo Puntland ayay kaga hadleen xaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa walaac ka muujiyay shirka Wadatashiga ee u dhexeya Madaxda Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, shirkaasi oo aan ilaa iyo hadda si rasmi ah u furmin maaddaami uu khilaaf xooggani ka taagan yahay shirka.

War saxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen Jubbaland iyo Puntland ayay kaga hadleen xaaladda siyaadeed ee dalku marayo iyo shirka Muqdisho loogu madalsan yahay, waxaana ay dhaleecayn xooggan u jeediyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegay in ay shirka caqabad ku noqdeen Masuuliyiinta Dawladda Soomaaliya, waxaana ay intaa ku dareen Madaxweyne farmaajo uu shirka xagaldaacinayo.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts