HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shir Caalami ah

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shir Caalami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika oo looga hadlayay arrimo muhiim ah, waxaana shirku ahaa heer wasiir. Shirka waxaa ka qayb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, waxaana looga hadlayay Barnaamijka Hindise Horumarineed oo muhiim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika oo looga hadlayay arrimo muhiim ah, waxaana shirku ahaa heer wasiir.

Shirka waxaa ka qayb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, waxaana looga hadlayay Barnaamijka Hindise Horumarineed oo muhiim ah, looguna tala galay isku xirka fursadaha waddamada Geeska Afrika oo dhan.

- Advertisement -

“Maanta waxa aan ka qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ahaa heer Wasiir, waxaana ka soo qeyb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD. Barnaamijkaan waa Hindise Horumarineed oo muhiim ah kaasi oo loogu tala galay isku xirka fursadaha Geeska Afrika oo dhan”. Ayuu yiri Wasiirla Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts