HomeWararShir xasaasi ah oo Madaxda Dowlad Goboleedyada uga socda Muqdisho  

Shir xasaasi ah oo Madaxda Dowlad Goboleedyada uga socda Muqdisho  

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waxaa Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya maalintii labaad ka socda Shirka Madaxweyneyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana shirkaani Madaxdu kaga arrinsanayaan caqabadaha ku xeeran qabsoomida doorashada. Madaxweynayaasha oo maanta kulamo gaar gaar ah la yeeshay mas’uuliyiin kala duwan ayaa  la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ahna Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran  Cabdi Xaashi iyo Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya maalintii labaad ka socda Shirka Madaxweyneyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana shirkaani Madaxdu kaga arrinsanayaan caqabadaha ku xeeran qabsoomida doorashada.

Madaxweynayaasha oo maanta kulamo gaar gaar ah la yeeshay mas’uuliyiin kala duwan ayaa  la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ahna Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran  Cabdi Xaashi iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland.

- Advertisement -

Shirka Madaxweynayaasha iyo kulamada ay la qaadanayaan Masuuliyiinta  ayaa ah xal u raadinta arrimaha taagan ee la isku khilaafsan yahay.

Shirka Wadatashiga Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada iyo Dowladda dhexe ayaa la filayaa in uu furmo, waxaana wali socda shirarka gaar gar ah ee ay leeyihiin Madaxda ka qayb galaya shirka, iyadoo Madaxweyne farmaajo uu horay Ergo ugu diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo horay u diiday in ay shirk aka qayb galaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts