HomeWararMadaxweynihii hore ee Madagascar oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Madagascar oo geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday. Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xukumaayay 22 sano ayaa ku geeriyooday isbitaal military, isagoo 84 jir ah. Madaxweyne Andry Rajoelina ayaa bartiisa Twitter kusoo qoray “Didier Ratsiraka wuxuu geeriyooday subaxnimadii maanta oo Axad ah, waxaana dalkeena ka baxay hoggaamiye waddani ah […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday.

Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xukumaayay 22 sano ayaa ku geeriyooday isbitaal military, isagoo 84 jir ah.

- Advertisement -

Madaxweyne Andry Rajoelina ayaa bartiisa Twitter kusoo qoray “Didier Ratsiraka wuxuu geeriyooday subaxnimadii maanta oo Axad ah, waxaana dalkeena ka baxay hoggaamiye waddani ah oo dalkiisa usoo adeegay”.

Didier Ratsiraka ayaa isbitaal la dhigay 22 bishaan Maarso, wuxuuna geeriyooday maanta inksata oo aan la shaacin sababta uu u geeriyooday.

Didier Ratsiraka ayaa madaxweyne ka soo noqday Madagascar labo jeer oo kala ahaa 1975 ilaa 1993 iyo 1997 ilaa 2002.

Latest stories