HomeWararQM oo malaayiin doollar ku bixineysa xal u helidda biya yarida ka...

QM oo malaayiin doollar ku bixineysa xal u helidda biya yarida ka jirta Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Bani’aadamnimada OCHA ayaa sheegay in 13 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah ay ku bixinayaan howlo Biyo dhaamin ah oo laga samaynayo degaannada ay Biyo yaraanta ka jira ee Soomaaliya. Qaramada midoobay ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ay diiradda saarayso 34 degaan oo ka tirsan Somaliland, Puntland, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Bani’aadamnimada OCHA ayaa sheegay in 13 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah ay ku bixinayaan howlo Biyo dhaamin ah oo laga samaynayo degaannada ay Biyo yaraanta ka jira ee Soomaaliya.

Qaramada midoobay ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ay diiradda saarayso 34 degaan oo ka tirsan Somaliland, Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubaland oo ah meelaha ugu daran ee ay biya yaraantu ka jirto.

- Advertisement -

UN OCHA ayaa sidoo kale sheegtay in 3.4 milyan oo Qof ay halis ugu jiraan Sanadkan billowga ah xaalad Biyo la’aaneed iyo abaar, iyadoo dad lagu qiyaasay 380,000 la filayo inay ka barakacaan degaannadooda ka dib duruufaha ba’an ee soo wajahay.

Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha Bani’aadamnimada ee OCHA ayaa beesha caalamka ugu baaqday in ay wax ka qabato halista biyo yarida ah ee ka jirta Soomaaliya, si looga hortago xaalad kale oo intaa ka baahsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts