HomeWararQarax lagu dilay Sarkaal ka tirsan  millateriga Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho

Qarax lagu dilay Sarkaal ka tirsan  millateriga Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala beegsaday gaari uu la socday Sarkaal katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya, waxaana lasoo warinayaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qaraxa. Wararku waxaa ay sheegayaan  goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay gaari uu la socday sargaal katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya, waxaana Sarkaalku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala beegsaday gaari uu la socday Sarkaal katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya, waxaana lasoo warinayaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qaraxa.

Wararku waxaa ay sheegayaan  goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay gaari uu la socday sargaal katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya, waxaana Sarkaalku uu marayay  laamiga Dayniile gaar ahaan agagaarka Ceelka Ifis.

- Advertisement -

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa la sheegay in uu haleelay gaariga uu la socday Sarkaalku, waxaana dad goob joogayaal ah ay inoo sheegeen in jugta qaraxa laga maqlay Xafadaha ka ah dhow Ceelka Ifiska oo ah halka qaraxu ka dhacay.

Sarkaalka ayaa Magaciisa waxaa lagu soo koobay  Cali Bariis, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in uu u dhintay dhaawac culus oo qaraxa kasoo gaaray,iaydoo sidoo kale uu dhaawac soo gaaray qaar ka mid ah ilaaladiisa.

Halka uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidanka Dowladda kuwaasi oo hakad galiyay isku socodka guud, walina ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga degmada oo ay kaga hadlayaan qaraxa lagu dilay Sarkaalka ka tirsanaa Millateriga Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts