HomeWararSawirro:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Midowday

Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Midowday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya  Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Magalada Muqdisho Mudane David Concar, Safiirka Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii kulanku socday ayay uga wada hadleen xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya iyo habkii loo xoojin lahaa dhinacyo kala duwan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya  Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Magalada Muqdisho Mudane David Concar, Safiirka Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Intii kulanku socday ayay uga wada hadleen xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya iyo habkii loo xoojin lahaa dhinacyo kala duwan, waxa kale oo ay isla faaqideen arrimaha gobolka iyo dunida inteeda kale oo ahaa wax labada dal muhiimad u leh.

- Advertisement -

Safiirka Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya David Concar ayaa dhowr mar yimid Magalada Muqdisho,waxana uu kulamo kala duwan la qaatay Madaxda ugu sareysa dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts