HomeWararDaawo:-Sheekh Keenyaawi"Waa been inuu dil iigu hanjabay Abtigey Xildhibaan Mahad Salaad”

Daawo:-Sheekh Keenyaawi”Waa been inuu dil iigu hanjabay Abtigey Xildhibaan Mahad Salaad”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafinayay inay jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa  Sheekh Kenyaawi iyo Xildhibaan Mahad Salaad,hayeeshee warkaasi uu beeniyay Sheekh Kenyaawi. Sheekha oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Dalsantv ayaa waxa uu ka hadlay waxa ka jira warkaas,sababaha uu u yimid Magalada Muqdisho iyo dhaliilo dad badan ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafinayay inay jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa  Sheekh Kenyaawi iyo Xildhibaan Mahad Salaad,hayeeshee warkaasi uu beeniyay Sheekh Kenyaawi.

Sheekha oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Dalsantv ayaa waxa uu ka hadlay waxa ka jira warkaas,sababaha uu u yimid Magalada Muqdisho iyo dhaliilo dad badan ay u jeedinayeen.

- Advertisement -

Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in Sheekh Kenyaawi Muxaadaro cinwaankeedu yahay”Caf walaalkaa” uu ku qabto Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadiom.

Hoos Ka Daawo muuqaalka Wareysiga oo dhameystiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts