HomeWararDigniin laga soo saaray isbedelada Cimillada Soomaaliya

Digniin laga soo saaray isbedelada Cimillada Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Khubaro xagga deegaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena baaq arrintaasi ku aaddan u diray Dowladda dhexe ee Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cumar, oo ka mid ah Madaxda hay’adda Conservation of Somalia, ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay jirto halis xagga degaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khubaro xagga deegaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena baaq arrintaasi ku aaddan u diray Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Maxamed Sheekh Cumar, oo ka mid ah Madaxda hay’adda Conservation of Somalia, ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay jirto halis xagga degaanka oo halis ku ah Cimillada Dalka, isagoo taasina ku macneeyay Wasakhowga Hawada oo ay ugu wacan tahay isticmaalka Baabuurta oo u badan kuwo aad u gaboobay, Wershadaha yar-yar, gubista Qashinka oo aan lagu asturin halkii loogu talagalay.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayuu usoo jeediyay Qabiirku in ay xakamayso dabagalna ku samayso Gaadiidka soo degayo, Shidaalka ay isticmaalayaan, Matoorrada kala duwan iyo goobaha la dhigayo, meelaha lagu gubo qashinka, isagoo Bulshadana ku boorriyay in ay Gacan buuxda ku siiyaan Dowladda xilna iska saaraan ilaalinta Degaanka, si aysan ugu iman Cudurro anay aqoon oo ka dhasha Wasaqowga Hawada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts