HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo War ka soo saaray Carruur Shabaab ay afduubteen

Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo War ka soo saaray Carruur Shabaab ay afduubteen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Al-Shabaab ayaa la sheegay in tiro Carruur  u badan arday ka kaxeysteen degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool,si ay ugu tababaraan inay ka mid noqdaan dhalinyarada ka barbar dagaalanta. Mas’uuliyiinta Maamulka degmada ayaa waxa ay sheegeen in Carruurtaas ay Al-Shabaab ka kaxeysteen Dugsiyada Quraanka lagu barto iyo Xaafadaha qaar ee deegaanka Ceel-Garas ee gobolka Bokool. Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa la sheegay in tiro Carruur  u badan arday ka kaxeysteen degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool,si ay ugu tababaraan inay ka mid noqdaan dhalinyarada ka barbar dagaalanta.

Mas’uuliyiinta Maamulka degmada ayaa waxa ay sheegeen in Carruurtaas ay Al-Shabaab ka kaxeysteen Dugsiyada Quraanka lagu barto iyo Xaafadaha qaar ee deegaanka Ceel-Garas ee gobolka Bokool.

- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay Carruurtaas la sheegay in Al-Shabaab ka afduubteen tuulada Ceel-Garas ee gobolka Bokool,iyaga oo sheegay inay isku-dayayaan inay soo badbaadiyaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Cabdirisaaq Aadan oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in Carruurta ay Shabaab afduubten ay da’dooda u dhaxeyso 14 ilaa 20 jir.

Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ayuu sheegay inay dadaal weyn ku bixin doonto sidii Shabaab ay Carruurtaas uga soo bad baadin lahaayeen,isla markaana si awood ay ay uga soo wadi doonaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts