HomeWararGuddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan oo la dilay

Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Duhurnimadii Maanta ayaa Kooxo hubeysan waxa ay rasaas ku fureen Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo baxay Salaadii Jimcaha mid ka mid ah masaajida ku yaalla degmadaas,waxaana rasaastaas kasoo gaaray dhaawac culus. Kooxihii ka dambeeyay weerarka lagu qaaday Guddoomiyihii dhalinyarada degmada Hodan oo lagu Magacaabi jiray Sakariye Hadaafow ayaa goobta ka baxsaday. Mid ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Maanta ayaa Kooxo hubeysan waxa ay rasaas ku fureen Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo baxay Salaadii Jimcaha mid ka mid ah masaajida ku yaalla degmadaas,waxaana rasaastaas kasoo gaaray dhaawac culus.

Kooxihii ka dambeeyay weerarka lagu qaaday Guddoomiyihii dhalinyarada degmada Hodan oo lagu Magacaabi jiray Sakariye Hadaafow ayaa goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Isbitaalada Magalada Muqdisho ayaa dhaawiciisa loo qaaday sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada,hayeeshee Gelinkii dambe ee Maanta uu dhaawicii soo gaaray uu u geeriyooday.

Majirto cid loo qabtay dilka Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan iyo ci weli sheegatay mas’uuliyadda dilkaas,hayeeshee waxa uu qeyb ka yahay dilalka inta badna loo geysto dadka u Shaqeeya Dowladda Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts