HomeMaqalDhageyso:-Askari laaluush ka qaatay qof Shacab ah oo la xiray

Dhageyso:-Askari laaluush ka qaatay qof Shacab ah oo la xiray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shalay ayaa waxa baraha Bulshada lagu faafiyay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lacag laaluush ah weeydiinaya qof Shacab ah oo gaari watay,hayeeshee qofka Shacabka ah uu diidan yahay,waxaana a shaaciyay in askarigaas xabsiga la dhigay. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in Askariga oo lagu Magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay ayaa waxa baraha Bulshada lagu faafiyay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lacag laaluush ah weeydiinaya qof Shacab ah oo gaari watay,hayeeshee qofka Shacabka ah uu diidan yahay,waxaana a shaaciyay in askarigaas xabsiga la dhigay.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in Askariga oo lagu Magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan oo si awood ah qof Shacab ah oo watay Gaariga uga qaatay lacag laaluush ah.

- Advertisement -

“Askariga ayaa joojiyay gaari Nin Shacba ah uu watay waxa uu weeydiiyay sharicigii iyo Leesinkii,markii uu yiri mahayo waxa uu weeydiistay lacag sida aad ku aragteen baraha Bulshada,intaasi kadib ciidanka booliska ayaa ka warhelay kadibna soo xiray ayuu yiri Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Sidoo kale Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Askariga uu ku xiran yahay Xarunta dambi baarista ee CID-da,isla markaana ay la xiran yihiin 32 qof oo uu ku jiro taliyihii hore ee Saldhiga Warta-nabada loona heysto lacag laaluush ah oo ay qaateen.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa aad looga hadal hayay Baraha Bulshada arrinta la xiriirta askariga Qofka Shacabka ah weeydiisanayay lacagta laaluushka ah,balse ugu dambeyn askarigaas la xiray.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyo codka Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts