HomeMaqalDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Markab si sharcidarro ah u kalluumeystay

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Markab si sharcidarro ah u kalluumeystay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Bidhaan Warsame in Badda Soomaaliya ay ku jiraan Kheyraad farabadan,hayeeshee ay jiraan maraakiib shisheeye oo si sharcidaro ah uga kalluumeysto. Waxa uu sheegay  in Xukuumadda Soomaaliya ay dadaal u galeyso Maraakiibta Shisheeye e sida sharcidarada ah uga kaluumeysanayo Badda Soomaaliya,halka xilliyadii hore ay jiri jireen Burcad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Bidhaan Warsame in Badda Soomaaliya ay ku jiraan Kheyraad farabadan,hayeeshee ay jiraan maraakiib shisheeye oo si sharcidaro ah uga kalluumeysto.

Waxa uu sheegay  in Xukuumadda Soomaaliya ay dadaal u galeyso Maraakiibta Shisheeye e sida sharcidarada ah uga kaluumeysanayo Badda Soomaaliya,halka xilliyadii hore ay jiri jireen Burcad Badeed Maraakiibta afduuban jirtay.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in uu jiro Markab si sharcadaro ah uga kalluumeystay Xeebaha Soomaaliya balse ay dacwad ka gudbiyeen,sidoo kalena marnaba aan la ogolaan doonin in Baddeena lagu soo xadgudbo.

Si kastab dowladda Soomaaliya ayaa dabayaaqaadii bishii December sanadkii tegay ee 2018 waxaa ay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha siisay 32 ruqsadood shati Kalluumeysi ah,taa soo dad badan ay dhaliil ka keeneen.

Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts