HomeWararQarax geystay khasaaro oo ka dhacay Magalada Baydhabo

Qarax geystay khasaaro oo ka dhacay Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Radio Dalsan uu ka helayo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Gelinkii dambe ee Maanta uu halkaasi ka dhacay qaraxa khasaaro geystay. Dad ku sugan Baydhabo ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Xaafada lagu Magacaabo Isha,isla markaana uu ka dhashay Bam ay wateen rag Mooto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Radio Dalsan uu ka helayo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Gelinkii dambe ee Maanta uu halkaasi ka dhacay qaraxa khasaaro geystay.

Dad ku sugan Baydhabo ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Xaafada lagu Magacaabo Isha,isla markaana uu ka dhashay Bam ay wateen rag Mooto saarnaa.

- Advertisement -

Ilaa laba ruux ayaa la xaqiijiyay inay qaraxaasi ku geeriyoodeen,;amana oga waxa ay ahaayeen dadka bambaka watay ee uu ku qarxay,waxaana dad ku sugan Baydhabo ay sheegeen in jugta qaraxa inta badan laga maqlay Xaafadaha Magalada Baydhabo.

Qaraxa Galabta ka dhacay Magalada Baydhabo ayaa kusoo aadaya xilli weli Magalada Baydhabo ay ku sugan yihiin wafdi ka tirsan Madaxdii ka qeyb gashay xafladii Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts