HomeWararSiciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay Madaxweyne Cusub ee Puntland

Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay Madaxweyne Cusub ee Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareegii Saddexaad ee ugu dambeeyay  ay isugu soo hareen laba Musharax. Wareega Saddexaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Cabdullaahi Deni iyo Asad Cismaan Cabdillaahi. Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  ayaa helay 31 Cod Halka  Saciid Abdullahi Deni uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareegii Saddexaad ee ugu dambeeyay  ay isugu soo hareen laba Musharax.

Wareega Saddexaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Cabdullaahi Deni iyo Asad Cismaan Cabdillaahi.

- Advertisement -

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  ayaa helay 31 Cod

Halka  Saciid Abdullahi Deni uu   Cod 35

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhawaaqay in Siciid Cabdullaahi Deni uu yahay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  5-ta Sana ee soo socota.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts