HomeWararLaba musharax oo isugu soo haray doorashada Madaxweynaha Puntland

Laba musharax oo isugu soo haray doorashada Madaxweynaha Puntland

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareega labada ay isugu soo hareen Saddex Musharax.

Wareega labada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Abdullahi Deni Asad Cismaan Abdullahi  iyo  Faarax Cali Shire,waxaana Guddiga doorashada ay ku dhawaaqeen.

Janeraal Asad Cismaan Abdullahi  30 Cod

Saciid Abdullahi Deni 29 Cod

Faarax Cali Shire 7 Cod

Waxaa haatan la guda galayaa wareega Saddexaad doorashada Madaxweynaha Puntland oo ay isugu soo hareen Janeraal Asad Cismaan Abdullahi  iyo Saciid Abdullahi Deni 29 Cod.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories