HomeMaqalDaawo:-Sababta loo xiray Xabsiga Godka Jilacow?

Daawo:-Sababta loo xiray Xabsiga Godka Jilacow?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxa ay ku dhawaqday in gebi ahaanba albaabada loo laabay oo la xiray Xabsiga Gidka Jilacoow oo aha aXabsi dadka qaarkood ay sheegeen in dadka lagu ciqaabo Xeritaanka Xabsiga oo loo bedelay Xarun lagu tababaro Ciidanka NISA ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxa ay ku dhawaqday in gebi ahaanba albaabada loo laabay oo la xiray Xabsiga Gidka Jilacoow oo aha aXabsi dadka qaarkood ay sheegeen in dadka lagu ciqaabo

Xeritaanka Xabsiga oo loo bedelay Xarun lagu tababaro Ciidanka NISA ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale.

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda Abuukaate Xuseen Xasan Xaaji ayaa sheegay in sababaha loo xiray ay tahay kadib cabasho ka timid Shacbaka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha xaquuqul Insaanka,taas oo ku aadan in Xabsiga uu ahaa goob dadka lagu dhibaateyn jiray.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Wasiirka Cadaaladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts