HomeWararBanaanbaxyo ka socda degmada Bardaale ee Gobolka Baay

Banaanbaxyo ka socda degmada Bardaale ee Gobolka Baay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Banaanbax xoogan oo lagu taageerayo Sheekh Mutkhtaar Roobow. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa waxa ku qeylinayaan Erayo ay kamid yihiin iigeya Mukhtaar iigeya,waxaana gebi ahaanba xiran Ganacsiga Degamadaasi. Sidoo kale banaanbaxayaasha ayaa ah ku aad u careysan,waxaana ay […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Banaanbax xoogan oo lagu taageerayo Sheekh Mutkhtaar Roobow.

Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa waxa ku qeylinayaan Erayo ay kamid yihiin iigeya Mukhtaar iigeya,waxaana gebi ahaanba xiran Ganacsiga Degamadaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale banaanbaxayaasha ayaa ah ku aad u careysan,waxaana ay ka soo horjeedan  Xarigii loo geystay Musharax Mukhtaar Roobow,kaasi oo maalin ka hor lagu xiray Magaalada Baydhabo,isla markaana la keenay  Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Dhinaca kale waxaa mudaharaadyo xoogan ay ka socdaan Maanta Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas dhaceysa.

Wariyeyaal  ku sugan Baydhabo ayaa waxa ay sheegeen in la jaray Isgaarsiintii Magaalada,taas oo yareeysay in wax weyn laga ogaado xaalada Magalada Baydhabo.

Latest stories