HomeWararAkhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono kulanka Golaha Shacabka

Akhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono kulanka Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

In ka badan Todobaad kadib waxaa Maanta dib u bilaabanaya kulamadii Golaha Shacabka,kuwaas oo hakad ugu jiray xiisad ka dhalatay Guddigii uu sheegay in uu kala diray guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka. Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho kulan deg deg ah ku yeeshay xubnaha Guddiyada Joogtada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan Todobaad kadib waxaa Maanta dib u bilaabanaya kulamadii Golaha Shacabka,kuwaas oo hakad ugu jiray xiisad ka dhalatay Guddigii uu sheegay in uu kala diray guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka.

Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho kulan deg deg ah ku yeeshay xubnaha Guddiyada Joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya,iyaga oo Go’aamiyay in Maanta ay dib u bilaawdaan kulamada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Gudoomiye Mursal ayaa Xubnaha Guddiyada u sheegay in arrinta kala dirida Guddiga Maaliyadda Golaha uu si deg deg ah u horkeeni doono Golaha,isla markaana si Dastuuri ah loogu kala bix doono.

Maanta oo Arbaco ah ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka waxa ay yeelanayaan kulankooda caadiga ahaa,waxaana Ajandaha uu yahay akhrinta 3aad hindise sharciyeedka liilitirka,sida ku xusan Farriimo qoraal ah oo loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa weli horyaalla Ajandayaal dhowr ah,kuwaas oo qaarkood ay horay u marsiiyeen Akhrinta koobaad iyo kan labaad halka kuwo kale ay weli u harsan yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts