HomeWararNISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay mid ka mid ah Maskaxdii...

NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay mid ka mid ah Maskaxdii ka dambeeysay Weerarkii Hotelka Saxafi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War ka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qarank ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay Gacanta ku dhigeen Maxkaxdii ka dambeeyasay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Magalada muqdisho. Qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal la sameeyay lagu qabtay Maskaxdii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qarank ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay Gacanta ku dhigeen Maxkaxdii ka dambeeyasay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Magalada muqdisho.

Qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal la sameeyay lagu qabtay Maskaxdii ka dambeysay weerarkii 9kii Bishii Noverber lagu qaaday hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Weerarkaas oo ku bilaawday qaraxyo ayaa waxaa ku geeriyooday dad u badan Shacab iyo Wiil uu dhalay Cabdirashiid Shire Ilqeynte oo ah Milkiilaha Hotelka Saxafi,kaas oo isna ku geeriyooday weerarkii Hotelkaas lagu qaaday Sanadkii 2015.

NISA mashaacin Magaca Shaqsiga ay soo qabteen iyo halka howlgalka laga sameeyay,hayeeshee waxaa Warka NISA lagu sheegay in Shaqsigaas dhawaan Sharciga lahor-geyn doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts