HomeWararDowladda Somalia oo dib u eegeysa heshiiskii Shirkadda Favori kula wareegtay Garoonka...

Dowladda Somalia oo dib u eegeysa heshiiskii Shirkadda Favori kula wareegtay Garoonka Aadan-Cadde

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kulan socday in ka badan sideed saacadood ayaa waxa uu Turkiga ku dhexmaray Mas’uuliyiin uu horkacayay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya Maaxamed Cabdullaahi Salaad(Omaar) iyo Mas’uuliyiinta Shirkadda Favori ee Maamusha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde. Kulankaas ayaa waxaa looga hadlayay dib ugu naqashada heshiiskii horay ay shirkadaas kula wareegtay maamulida Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho,iyada oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan socday in ka badan sideed saacadood ayaa waxa uu Turkiga ku dhexmaray Mas’uuliyiin uu horkacayay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya Maaxamed Cabdullaahi Salaad(Omaar) iyo Mas’uuliyiinta Shirkadda Favori ee Maamusha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.

Kulankaas ayaa waxaa looga hadlayay dib ugu naqashada heshiiskii horay ay shirkadaas kula wareegtay maamulida Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho,iyada oo heeshiis kaas laga muujiyay inay ku jiraan dulduleelo farbadan.

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya Maaxamed Cabdullaahi Salaad(Omaar) ayaa sheegay in heshiiskaas Wasaaradu dib u eegis ay ku sameyneyso si heshiis Cusub ay ula galaan Shirkada Favori.

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in heshiiska Cusub uu rajeynayo in Sanadkaan gudihiisa ay shirkadda la gaaraan,isla markaana uu noqon doono mid wax badan u tara Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Heshiiska Shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga ay kula wareegtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ayaa waxa uu dhacay Sanadkii 2013 waxana gashay dowladii uu hoggaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts