HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Gobolka Baay oo digniin ka saaray qalalaaso ka dhaca Magalada Baydhabo

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Baay oo digniin ka saaray qalalaaso ka dhaca Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka gobolka Baay ee Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada Magalada Baydhabo iyo diyaar garoowga loogu jiro doorashada la filayo in 5 Bisha soo socota ee Decembar ay ka dhacdo Magalada Baydhabo. Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Baay ee Maamulka Konfur Galbeed Cumar Maxamed Cali ayaa sheegay in diyaar garowga doorashada ay si wanaagsan uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolka Baay ee Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada Magalada Baydhabo iyo diyaar garoowga loogu jiro doorashada la filayo in 5 Bisha soo socota ee Decembar ay ka dhacdo Magalada Baydhabo.

Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Baay ee Maamulka Konfur Galbeed Cumar Maxamed Cali ayaa sheegay in diyaar garowga doorashada ay si wanaagsan uga socoto Magalada Baydhabo,isla markaana laamaha amniga ay howshooda dhinaca amniga ah ay wataan.

- Advertisement -

Waxa uu ka digay in qalalaaso Siyaasadeed xilligaan laga abuuro Magalada Baydhabo,hayeeshee u sheegay in Ciidamada Millateriga iyo kuwa Booliska ay wadaan howlaha sugida Amniga.

Hadalkaan ka soo yeeray Maaamulka Gobolka Baay ayaa kusoo aadaya xilli Magalada Baydhabo siweyn looga dareemayo qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la filayo inay dhacdo horaanta bisha soo socota ee Decembar ee Sanadkaan 2018.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts