HomeWararGalmudug oo sheegtay in la helay halka laga soo abaabulay weerarkii ka...

Galmudug oo sheegtay in la helay halka laga soo abaabulay weerarkii ka dhacay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug Col, Cabdi Jaamac Cabdulle ayaa shaaciyay in kadib baaritaano ay sameeyeen ay heleen halkii laga soo abaabulay weerarkii lagu qaaday Xarun uu Gaalkacyo ku lahaa Sheekh Cabduweli Sheekh Cilmi Yare oo weerarkaas lagu dilay. Taliye ku xigeenka ayaa sheegay in raggii weerarkaas fuliyay ay ku sugnaayeen Guri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug Col, Cabdi Jaamac Cabdulle ayaa shaaciyay in kadib baaritaano ay sameeyeen ay heleen halkii laga soo abaabulay weerarkii lagu qaaday Xarun uu Gaalkacyo ku lahaa Sheekh Cabduweli Sheekh Cilmi Yare oo weerarkaas lagu dilay.

Taliye ku xigeenka ayaa sheegay in raggii weerarkaas fuliyay ay ku sugnaayeen Guri ku yaalla Xaafada horumar oo ka mid ah Xaafadaha Magalada Gaalkacyo,isla markaana ay arkeen raadad muujinaya inay Gurigaasi deganaayeen raggii weerarkaasi fuliyay.

- Advertisement -

Dhinaca kale Maalmihii la soo dhaafay tan iyo markii uu dhacay weerarkii Gaalkacyo waxaa socday howlgallo kala duwan oo ay Magalada Gaalkacyo ka sameynayeen ciidamada Maamulka Galmudug wallow ilaa iyo hadda aysan jirin cid loo qabtay weerarkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts