HomeWararMadaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh oo bilaabaya Safaro uu ku tagayo...

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh oo bilaabaya Safaro uu ku tagayo Gobolada dalka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa la filayaa in uu bilaabo safaro uu ku tagayo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya. Maalinta berito ah ayaa safarkiisa ugu soo horeeya waxa uu ku tegi doonaa Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland. Gelinka dambe […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa la filayaa in uu bilaabo safaro uu ku tagayo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Maalinta berito ah ayaa safarkiisa ugu soo horeeya waxa uu ku tegi doonaa Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Gelinka dambe ee Maanta ayaa waxaa Magalada Kismaayo tegi doona wafdi horudhac u ah safarkiisa oo isugu jira Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee ka tirsan Xisbigiisa.

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu beri ku tagayo Kismaayo ayaa la sheegay in uu bilaaw u yahay safari kale uu ku tegi doono Xarumaha Maamul goboleedyada dalka ka jira.

Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa xilli khilaaf xoogan uu ka dhaxeeyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada,waxaana Maamulka Jubbaland uu yahay maamulkii ugu horeeyay ee dhisma xilligii Madaxweyne uu  dalka ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories