HomeWararSawirro:-Gaadiid badan oo ku xayiran Koontoroolka Magalada Garoowe

Sawirro:-Gaadiid badan oo ku xayiran Koontoroolka Magalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Koontoroolka Bari ee Magaalda Garoowe ay ku xayiran yihiin Gaadiid farabadan. Gaadiid badan oo ah kuwa xamuulka qaada oo kasoo safray magaalada Boosaso kuna sii jeeda Gaalkacyo, ayaa ku xaniban kantaroolka Bari ee magaalada Garowe. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Koontoroolka Bari ee Magaalda Garoowe ay ku xayiran yihiin Gaadiid farabadan.

Gaadiid badan oo ah kuwa xamuulka qaada oo kasoo safray magaalada Boosaso kuna sii jeeda Gaalkacyo, ayaa ku xaniban kantaroolka Bari ee magaalada Garowe.

- Advertisement -

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in darawalada Gaadiidledokaas ay ka cabanayaan canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay,iyaga oo w loo diiday inay ka gudbaan kantaroolka.

Wariyeyaal ku sugan Garoowe ayaa tegay Koontoroolka si ay u soo wareystaan Darawalada balse Ciidamada ku sugan ayaa u diiday sida uu Dalsan u sheegay mid ka mid ah Darawalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts