HomeWararGanacsade lagu dilay Magalada Muqdisho

Ganacsade lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Rag hubeysan ayaa Suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho waxaa la sheegay in ay Maanta dilka gesyteen. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in rag bustoolado ku hubeysnaa ay dileen Nin lagu Magacaabi jiray Nuur Khayr oo Ganacsade ahaa,isla markaana ay baxsadeen. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Shirkadda Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha oo ku taalo wadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag hubeysan ayaa Suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho waxaa la sheegay in ay Maanta dilka gesyteen.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in rag bustoolado ku hubeysnaa ay dileen Nin lagu Magacaabi jiray Nuur Khayr oo Ganacsade ahaa,isla markaana ay baxsadeen.

- Advertisement -

Dilka ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Shirkadda Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha oo ku taalo wadada labaad ee Suuqaasi.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay ,iyaga oo goobta ka qaaday meydka Marxuumka.

Weli macada dadka ka dambeeya dilka Ganacsadaha iyo sababata loo dilay,balse dilkaan ayaa waxa uu ka mid yahay dilalka mar walba ka dhaca Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa todobaadyadii la soo dhaafay lagu soo daadiyaya xaafadaha Magalada Muqdisho taas oo keentay in amaanka uu soo hagaago.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts