HomeWararSawirro:-Shirka Golaha Iskaashiga oo Goordhow furmaya

Sawirro:-Shirka Golaha Iskaashiga oo Goordhow furmaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Goordhow ayaa lagu wadaa in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmo shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. Shirka ayaa waxaa ku sugan Madaxweynayaasha Maamulada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland oo marti gelineysa. Shirka ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada waxa ay uga hadlo doonaan xaalada dalka ee dhinacyada Amniga iuo Siyaasada,waxaana lagu wadaa in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goordhow ayaa lagu wadaa in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmo shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Shirka ayaa waxaa ku sugan Madaxweynayaasha Maamulada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland oo marti gelineysa.

- Advertisement -

Shirka ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada waxa ay uga hadlo doonaan xaalada dalka ee dhinacyada Amniga iuo Siyaasada,waxaana lagu wadaa in geba gabada qodobo ay shirkaasi ka soo saaraan.

Amniga Magalada ayaa Maanta aa dloo adkeeyay,waxaana gaba gabada shirka la filayaa inay qodobo ka soo saaraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts