HomeMaqalDhageyso:-Taliyaha xoogga oo sheegay inay bilaawdeen howlgallo Wado furis ah

Dhageyso:-Taliyaha xoogga oo sheegay inay bilaawdeen howlgallo Wado furis ah

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku sugan Magalada Kismaayo ayaa howlgalkaas ku dhawaaqay. Waxa uu sheegay inuu bilaawday howlgallo lagu doonayo wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab in la isku furo. Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Gobolka Hiiraan uu ka bilaawday howlgalka ugu horreeeyay,sidoo kalena uu ka bilaaban […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku sugan Magalada Kismaayo ayaa howlgalkaas ku dhawaaqay.

Waxa uu sheegay inuu bilaawday howlgallo lagu doonayo wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab in la isku furo.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Gobolka Hiiraan uu ka bilaawday howlgalka ugu horreeeyay,sidoo kalena uu ka bilaaban doono Gobolada kale si la isugu furo Magalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.

Al-Shabaab ayaa mararka qaarkood waxa ay weeraro jidgal ah ka sameeyaan wadooyinka qaar ee dalka haba ugu badnaatee wadada isku-xirta Magaaloyinka Jowhar iyo Balcad wallow maalmahan uusan ka dhicin wax weerar ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Xoogga dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts