HomeWararRag hubeysan oo dad Shacab ah ku dhaawacay Muqdisho

Rag hubeysan oo dad Shacab ah ku dhaawacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa saakay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dhaawacay laba qof oo shacabka ah. Dad goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in falkan uu ka dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo geystay labo ruux oo shacab ahaa,halka wararka qaar ay sheegayan in ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan dowlada. Rag ku hubeysnaa Bastoolado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa saakay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dhaawacay laba qof oo shacabka ah.

Dad goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in falkan uu ka dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo geystay labo ruux oo shacab ahaa,halka wararka qaar ay sheegayan in ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan dowlada.

- Advertisement -

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa la sheegay ay fuliyeen falkan dhaacawa loogu geystay  labada qof oo watay Mooto,iyadoo goobta durbo ka baxsaday.

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwa Booliska ayaa gaaray Goobta,waxaana halkaasi ay ka sameeyeen baaritaano la xiriira falka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts