HomeMaqalDaawo:-Wasiir Khadiijo"Ka hor Xukuumada Kheyre tan iyo burburkii lama xusi jirin Maalinta...

Daawo:-Wasiir Khadiijo”Ka hor Xukuumada Kheyre tan iyo burburkii lama xusi jirin Maalinta Calanka Somalia”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo Khudbad ka jeedineysay Munaasabadda Maalinta Calanka ayaa sheegtay in Maalintaan ay tahay tii ugu horeysay e si wanaagsan loo xuso. Waxa ay sheegtay in tan iyo wixii ka dambeeyay Burburkii dalka Soomaaliya ay tahay markii ugu horreysay ee munaasabad noocan oo akle ah lagu xuso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo Khudbad ka jeedineysay Munaasabadda Maalinta Calanka ayaa sheegtay in Maalintaan ay tahay tii ugu horeysay e si wanaagsan loo xuso.

Waxa ay sheegtay in tan iyo wixii ka dambeeyay Burburkii dalka Soomaaliya ay tahay markii ugu horreysay ee munaasabad noocan oo akle ah lagu xuso Maalinta Calanka balse ay sabab u noqdeen Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Wasiirad Khadiijo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts