HomeMaqalDhageyso:-Dowladda oo la wareegtay Qalabkii yaallay Xafiiskii Maamulka Hawada Somalia ee Nairobi+Sawirro

Dhageyso:-Dowladda oo la wareegtay Qalabkii yaallay Xafiiskii Maamulka Hawada Somalia ee Nairobi+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad safaraada Soomaaliya ee dalkaas ku leedahay ay kula wareegtay Qalabkii u dambeeyay ee laga maamuli jiray hawada Soomaaliya. Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar),siihaya safaraada Soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Sheekh(Bagadi) iyo saraakiil ka tirsan laanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad safaraada Soomaaliya ee dalkaas ku leedahay ay kula wareegtay Qalabkii u dambeeyay ee laga maamuli jiray hawada Soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar),siihaya safaraada Soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Sheekh(Bagadi) iyo saraakiil ka tirsan laanta duulista iyo Hawada Kenya.

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in dhammaan qalabkii yaalay Xarunta laga maamuli jiray Hawada Soomaaliya lagu wareejiyay safaarada Soomaliya ee Kenya maadaama ay tahay hanti Qaran si loo geeyo Magalada Muqdisho oo hadda laga maamul hawada Soomaaliya.

Siihaya safaraada Soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Sheekh(Bagadi) aha qunsulka guud ee Safaarada ayaa dhinaciisa sheegay in qalabkas ay a wareegeen,isla markaana loogu Shaqeyn doono Qaranka Soomaaliya,sidoo kalena albaabada la isugu dhuftay Xaruntii hore ee dalka Kenya.

Hawada Soomaaliya ayaa haatan waxaa laga maamulaa Magalada Muqdisho,iyada oo tan iyo burburkii dalka laga maamuli jiray Magalada Na’irobi ee dalka Kenya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka labada Masuul kana Daawo Sawirrada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts