HomeMaqalDhageyso:-Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Afrika

Dhageyso:-Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen Goob Ganacsi oo ay Soomaali leedahay oo ku yaalla dalka koonfur Afrika. Weerarkaan ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika,waxaana la sheegay in burcada ay rasaas ku fureen goobta Ganacsi oo ay ku sugnaayen laba wiil,isla markaana rasaastii lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen Goob Ganacsi oo ay Soomaali leedahay oo ku yaalla dalka koonfur Afrika.

Weerarkaan ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika,waxaana la sheegay in burcada ay rasaas ku fureen goobta Ganacsi oo ay ku sugnaayen laba wiil,isla markaana rasaastii lagu furay ay ku dhacday halkaasna ay ku geeriyoodeen.

- Advertisement -

Mid ka mid ah soomaalida ku Ganacsatada dalkaas ayaa labada Wiil ee xalay la dilay Magacyadooda waxa uu ku kala sheegay Aweys Sheekh Cali iyo Muumin Xuseen Wehliye.

Dilka kadib Ciidamo ka tirsan booliska Koonfur Afrika ayaa goobta gaaray,waxaana halkaasi ay ka qaadeen meydka labada Wiil ee Soomaalida ah.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa joogto ka ah dilalka loo geysanayo Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool,iyada oo dowladda Koonfur Afrika aysan ilaa iyo hadda waxba ka qaban.

- Advertisement -

Dhageyso mid ka mid ah Soomaalida dalkaas oo ka Warbixinaya qaabka uu dilka u dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts