HomeWararDowladda oo Muqtaar Roobow kahor istaagtay inuu u tartamo doorashada Koofur...

Dowladda oo Muqtaar Roobow kahor istaagtay inuu u tartamo doorashada Koofur Galbeed

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Shalay gelinkii hore ayaa Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa uu gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi uu kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay Muqtaar Roobow ka joojisay inuu u tartamo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana ay sheegtay inay jiraan dhowr Sharuudood oo u diideyso inauu tartamo.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories