HomeWararAkhriso:-Sababta Dowladda Muqtaar Roobow uga hor istaagtay inuu tartamo

Akhriso:-Sababta Dowladda Muqtaar Roobow uga hor istaagtay inuu tartamo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wadaadka muqtaar roobow Cali(Abuu Mansuur) oo ka mid ahaan jiray hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab,balse shaaciyey inuu ka baxay ayaa shalay ku dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaah koonfur Galbeed. Saacado kadib dowladda Soomaaliya ayaa shegtay in ay kahor istaagtay in Muqtaar roobow u tartamo Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed. Wasaaradda Amniga Qoraal ka soo baxay ayaa lagu soo bandhigay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wadaadka muqtaar roobow Cali(Abuu Mansuur) oo ka mid ahaan jiray hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab,balse shaaciyey inuu ka baxay ayaa shalay ku dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaah koonfur Galbeed.
Saacado kadib dowladda Soomaaliya ayaa shegtay in ay kahor istaagtay in Muqtaar roobow u tartamo Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed.

Wasaaradda Amniga Qoraal ka soo baxay ayaa lagu soo bandhigay dhowr qodob oo Muqtaar Roobow u diidaya inuu u tartamo Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana ka mid ahaa.

- Advertisement -

In weli saaran tahay xayiraadii dhaq dhaqaaqa ee uu Caalamka saaray,Xayiraadii Booliska Caalamka iyo xayiraadii dhinaca dhaqaalaha.

Dhorwkaas arrimood ayay dowladda soomaaliya u cugsatay Muqtaar roobow inuusan u tartami karin Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya,welina dhankiisa wax jawaab ah kama bixin Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts