HomeMaqalDhageyso:-Xidhibaan Axmed Macalin Fiqi "Siyaasiyiin Faraxsan ayaa halkaan joogaan kuwa Xanaaqsanna waa...

Dhageyso:-Xidhibaan Axmed Macalin Fiqi “Siyaasiyiin Faraxsan ayaa halkaan joogaan kuwa Xanaaqsanna waa Kuwa Kale”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta hadal ka jeedinayey munaasabad lagu soo bandhigayay Xisbiga uu horkacayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday hadalkii dhawaan uu sheegay Madaxweyne Farmaajo ee ahaa Siyaasiyiin faraxsan. Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in Howlka ay ka socotay Xaflada xisbiga Midowga Nabadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta hadal ka jeedinayey munaasabad lagu soo bandhigayay Xisbiga uu horkacayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday hadalkii dhawaan uu sheegay Madaxweyne Farmaajo ee ahaa Siyaasiyiin faraxsan.

Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in Howlka ay ka socotay Xaflada xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ay yihiin Siyaasiyiin faraxsan balse kuwo maqan ay yihiin kuwo cuqdadeysan.

- Advertisement -

“Siyaasiyiinta Farxsan Waa kuwaan Kuwa Xanaaqsan Waa Kuwa Kale”

Sidoo kale Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyay xisbiga Cusub oo dhawaan la filayo inay ku dhawaaqdo xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan shaaciyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar).

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Hantida dowladda dadka dhan ay ka wada dhaxeyso,isla markaana uu ka digayo in dad gaar ah ay si qaldan u isticmaalaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts