HomeWararJubbaland oo Awaamiir ka soo saartay muranka dhulalka (Wareegto)

Jubbaland oo Awaamiir ka soo saartay muranka dhulalka (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wareegto Maanta oo Khamiis ah ka soo baxday baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Shiikh Cusmaan ayaa waxaa lagu mamnuucay go’aan ka gaarista kiisaska la xiriira isqabqabsiga dhulalka. Wareegtada ayaa waxaa la ogeeysiiyey laamaha Amniga iyo Maamulka,waxaana lagu amray ciddii dacwad qabtaa inay u aado Hay’adaha Garsoorka iyo Guddiga xalinta khilaafaadka. Deegaanada Jubbaland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto Maanta oo Khamiis ah ka soo baxday baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Shiikh Cusmaan ayaa waxaa lagu mamnuucay go’aan ka gaarista kiisaska la xiriira isqabqabsiga dhulalka.

Wareegtada ayaa waxaa la ogeeysiiyey laamaha Amniga iyo Maamulka,waxaana lagu amray ciddii dacwad qabtaa inay u aado Hay’adaha Garsoorka iyo Guddiga xalinta khilaafaadka.

- Advertisement -

Deegaanada Jubbaland ayaa waxa uu ka mid yahay meelaha ugu badan oo ay ka dhacaan isqabqabsiga dhulalka,iyada oo dhowr mar ay dagaalameen maleeshiyaad isku-heysta dhulal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts