HomeWararDuqa Muqdisho oo Shaqa joojin ku sameeyay mid ka mid ah Shirkadaha...

Duqa Muqdisho oo Shaqa joojin ku sameeyay mid ka mid ah Shirkadaha ka Shaqeeya Bilicda Caasimadda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka joojiyay Shirkadda Bilicsan oo ah Shirkad Gobalka Banaadir u qaabilsaneyd hagaajinta bilicda Caasimadda iyo howlaha Nadiifinta jidadka. Warqadda Shaqa joojinta ah ee ay heshay Idaacada Dalsan ayaa u qorneyd sidaan,Gudoomiyaha Gobalka Banaadir waxa uu hakiyay howlaha Shirkadda Bilicsan ilaa amar dabe inta ay u hogaansameyso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka joojiyay Shirkadda Bilicsan oo ah Shirkad Gobalka Banaadir u qaabilsaneyd hagaajinta bilicda Caasimadda iyo howlaha Nadiifinta jidadka.

Warqadda Shaqa joojinta ah ee ay heshay Idaacada Dalsan ayaa u qorneyd sidaan,Gudoomiyaha Gobalka Banaadir waxa uu hakiyay howlaha Shirkadda Bilicsan ilaa amar dabe inta ay u hogaansameyso nidaanka iyo Xeerarka u degsan Gobalka Banaadir ayaa lagu yiri Warqadda Shaqada looga joojiyay.

- Advertisement -

Shirkadda Bilicsan ayaa heysatay Ruqsadda Shaqo ee nadiifinta iyo ka Shaqeynta bilicda Caasimadda Muqdisho,Maamulka Gobalka Banaadirna ma,uusan cadeyn sababata Shaqada looga joojiyay Shirkaddaan,Dhinaca kalana Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa Shalay booqoasho ku tegay Xarunta Shirkaddda Bilicsan oo ka shaqeyneysay Muqdisho waqti kooban haatana isku diyaarineysay in Magaalada laga sameeyo Busteejooyin casri ah lamana sababta soo dedejisay Shaqa joojintaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts