HomeWararNISA oo shaacisay inay qabatay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

NISA oo shaacisay inay qabatay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyey in howlgal laga sameeyey Muqdisho lagu qabtay Xubno sar sare oo  ka tirsan Al-Shabaab. Howlgal laga sameeyey Xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ayaa Hay’addu ku sheegtay in lagu qabtay laba  ka mid ah ragga dilalka u qaabilsan Al-Shabaab sida lagu faafiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyey in howlgal laga sameeyey Muqdisho lagu qabtay Xubno sar sare oo  ka tirsan Al-Shabaab.

Howlgal laga sameeyey Xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ayaa Hay’addu ku sheegtay in lagu qabtay laba  ka mid ah ragga dilalka u qaabilsan Al-Shabaab sida lagu faafiyey Bogga twitter-ka ee Hayadda NISA.

- Advertisement -

19-ka Sabtembar, 2018, ciidamada Amniga ayaa labo shakhsi oo Amniyaat-ka Alshabaab ah kasoo qabtay degmada Dharkeynleey ee Magaalada Muqdusho. Howlgalka cidi wax kuma noqon. Nagu garab istaaga si aan u difaacno dhammaan shacabkeenna.

Hay’adda NISA mashaacin Magacyada Shaqsiyaadka la soo qabtay,waxaana maalmihii la soo dhaafay ay Hay’adda NISA shaacineysay inay howlgallo Muqdisho ka sameeyeen ku qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts