HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay G/Galgaduud

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay G/Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dalka itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay uu ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeeyey labada beelood oo halkaasi wada dega. dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka dacdheer ee Gobolka Galgaduud,waxaana lagu soo waramayaa inuu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dalka itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay uu ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeeyey labada beelood oo halkaasi wada dega.

dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka dacdheer ee Gobolka Galgaduud,waxaana lagu soo waramayaa inuu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegeen dadka deegaanka.

- Advertisement -

Dhinacyada dagaalamay ayaa ka hore sidaan oo kale ay u wada dagaalameen balse ay ku baxeen Odayaal deegaanka ah,kuwaas oo ku guuleystay inay nabad kala dhex dhigaan balse haatan uu dib u soo laabtay.

Wararka kale ee aan Maanta ka heleyno gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ku waramayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug ay ku wajahan yihiin deegaanka dacdheer,iyaga oo doonaya inay kala dhex galaan maleeshiyaadka dagaalamaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts