HomeWararHowlal Ballaaran oo ka socda degmada Buulo burde,kadib qarax ka dhacay degmadaas

Howlal Ballaaran oo ka socda degmada Buulo burde,kadib qarax ka dhacay degmadaas

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka laga helayo degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi uu ka socdo howlgal,kadib markii qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti oo ka mid ah howlgalka AMISOM Qaraxa ayaa dhacay Shalay gelinkii dambe waxaana Maanta degmadaas ka socda howlgal ay sameynayaan Ciidamada AMISOM,iyada oo shalay Isgaarsiinta Magalada […]

- Advertisement -

Wararka laga helayo degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi uu ka socdo howlgal,kadib markii qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti oo ka mid ah howlgalka AMISOM

Qaraxa ayaa dhacay Shalay gelinkii dambe waxaana Maanta degmadaas ka socda howlgal ay sameynayaan Ciidamada AMISOM,iyada oo shalay Isgaarsiinta Magalada ay Hawada ka saareen Ciidamada Jabuuti markii uu qaraxa dhacay,wallow markii dambe dib ay u fasaxeen.

- Advertisement -

Howlgalka ayaa Ciidamada Jabuuti waxa ay weli ka wadaan xaafado ka tirsan degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan,sida ay sheegeen dadka degmada,isla markaana uu saameyn weyn ku yeeshay isu-socodka dadka iyo Ganacsiga.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa ay ku dhinteen Askarta Jabuutiyaanka ah ee ka dhacay Magaaladaasi,welina howlgalka ka socda degmada Buulo burde kama hadlin Saraakiisha Ciidamada Jabuuti iyo Maamulka degmada.

Latest stories