HomeMaqalDhageyso:-Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay Magalada Marka

Dhageyso:-Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay Magalada Marka

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Tan iyo markii Ciidamada dowladda Soomaaliya ay Al-Shabaab kaal wareegeen Magalada Marka ayaa dadka Shacabka waxa ay bilaabeen inay barakacaan,iyaga oo ka cabsi qaba in dushooda lagu dagaalamo.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magalada Muqdisho soo gaaray dad ka soo barakacay Magalada Marka kuwaas oo qaarkood la soo xiriirey Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho.

Mid ka mid ah dadka soo barakacay ayaa u sheegay Dalsan inay ku sugan yihiin Xero barakac oo ku taalla degmada Kaxda,iyaga oo gaaraya 268 ruux,isla markaana aysan heysan daryeelkii ay u baahnaayeen.

Waxa uu sheegay in xiisada colaadeed ee ka taagan magalada Marka ay ka soo barakaceen,isla markaana ay haatan u baahan yihiin gurmad deg deg ah.

Hoos ka Dhageyso Mid ka mid ah dadka Barakacayaasha ah.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories