HomeWararDEG DEG:-Dowlad Goboleedyada oo hakiyey Wadashaqeynta Dowladda Soomaaliya

DEG DEG:-Dowlad Goboleedyada oo hakiyey Wadashaqeynta Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Kismaayo waxaa Goordhow lagu soo geba gabeeyey Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada kaas oo mudo 5 Maalin ah ka socday halkaas,waxaana laga soo saarey Warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob. Golaha Iskaahiga dowlad Goboleedyada ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay dowladda ka tirsanayaan saddex qodob ilaa inta laga xalinayana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Kismaayo waxaa Goordhow lagu soo geba gabeeyey Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada kaas oo mudo 5 Maalin ah ka socday halkaas,waxaana laga soo saarey Warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Golaha Iskaahiga dowlad Goboleedyada ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay dowladda ka tirsanayaan saddex qodob ilaa inta laga xalinayana ay hakiyeen Wadashaqeyntii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Saddexda Qodob ayaa waxa ay ku kala sheegeen.

1:- In dowladdu ay joojiso faragelinta Guracan oo ay ku heyso Dowlad Goboleedyada.

2:- Inay Garawshiyo ka bixiso xiisad abuurka iyo faragelinta joogtada ah.

- Advertisement -

3:- in la helo Hanaan iyo heshiis oo leh damaanad  lagu kalsoonaan karo.

Goordhow la socda Warmurtiyedka oo dhameystiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts