HomeWararAkhriso:-Nuxurka Warmurtiyeedka Shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Akhriso:-Nuxurka Warmurtiyeedka Shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxda Maamul goboleedyada eek u shirsanaa Magalada kismaayo ayaa Maanta soo geba gabeeyey shirkooda,iyaga oo soo saarey Warmurtiyeed ay uga hadleen tabashooyinka ay ka qabaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Warmurtiyeedka oo ka kooban lix Bog ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Siyaasada,Dhaqaalaha iyo qodobo kale,iyaga oo sidoo kale sheegay inay xiriirkii wadashaqeyneyd ay la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Maamul goboleedyada eek u shirsanaa Magalada kismaayo ayaa Maanta soo geba gabeeyey shirkooda,iyaga oo soo saarey Warmurtiyeed ay uga hadleen tabashooyinka ay ka qabaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warmurtiyeedka oo ka kooban lix Bog ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Siyaasada,Dhaqaalaha iyo qodobo kale,iyaga oo sidoo kale sheegay inay xiriirkii wadashaqeyneyd ay la lahaayeen dowladda Federaalka Soomaaliya hakiyeen.

- Advertisement -

Qodobada ay u cuskadeen hakinta wadashaqeynta ay la lahaayeen Dowladda Federaalka ayaa waxa ay ku sheegeen inay sabab u tahay faragelin ay ku heyso Maamul goboleedyada,sidoo kalena dowladda Dhaqaalihii amniga loogu talo galay ku bixisay burburinta dowlad Goboleedyada.

Hoos Ka Akhriso Nuxurka Warmurtiyeedka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada.

 

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts