HomeMaqalDhageyso:-Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Maanta ka furmaayo Kismaayo

Dhageyso:-Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Maanta ka furmaayo Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ay yeelanayaan golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira,waxana shirkaasi martigelinaya Maamulka Jubbaland. Shalay ayaa waxaa Magalada Kismaayo gaaray madaxda Dowlad Goboleedyada marka laga reebo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo lagu wado inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ay yeelanayaan golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira,waxana shirkaasi martigelinaya Maamulka Jubbaland.

Shalay ayaa waxaa Magalada Kismaayo gaaray madaxda Dowlad Goboleedyada marka laga reebo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo lagu wado inuu Maanta gaaro Magalada Kismaayo.

- Advertisement -

Shirka oo ah kii Saddexaad oo ay yeeshaan golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxa ay uga hadli doonaan Arrimo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka,khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo dowlad Goboleedyada qaar iyo qodobo kale.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid muhiim ah,isla markaana ay uga hadli doonaan danaha dowlad Goboleedyada iyo mida guud ee dalka.

Warar kale oo soo baxaya oo ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in inta uu shirka socdo ay dooran doonaan Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo uu hadda haayo Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts