HomeWararErgadii dooran laheyd Xildhibaan Golaha Shacabka oo Maanta la diiwaangelinayo

Ergadii dooran laheyd Xildhibaan Golaha Shacabka oo Maanta la diiwaangelinayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Maanta ka bilaabaneysa diwaangelinta Ergadii dooran laheyd Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya. Shalay ayaa waxaa Dhuusamareeb gaartay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) halkaas oo la filayo in Maalinta berito ah ay ka dhacdo doorashada kursiga ka banana golaha Shacabka. Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa Guddiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Maanta ka bilaabaneysa diwaangelinta Ergadii dooran laheyd Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya.

Shalay ayaa waxaa Dhuusamareeb gaartay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) halkaas oo la filayo in Maalinta berito ah ay ka dhacdo doorashada kursiga ka banana golaha Shacabka.

- Advertisement -

Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa Guddiga doorashooyinka ay diiwaangelin doonaan Ergada iyo korjoogtada Doorashada,iyada oo musharixiinta ay haatan xaadir ku yihiin Magalada Dhuusamareeb.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yarey) ayaa ka codsatay Ergada iyo Korjoogtada inay dhowraan habraaca doorashada kursiga ka banaan Golaha Shacabka.

Kuraasta Golaha Shacabka ka banaan ee la filayo in la doorto ayaa waxaa baneeyey Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen, Allaha u Naxariisto Khaliif Cabdullaahi iyo Cabduqaadir Maxamuud Gaafoow oo Bishii Ogoosto ee Sanadkaan is casilay.

- Advertisement -

Magalada dhuusamareeb ayaa waxaa haatan laga dareemayaa qaban qaabada doorashada Kursigaas,iyada oo ay dhinac socdaan olole ay wadaan musharixiinta u taagan ku tartamid kursigaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts