HomeWararSawirro:-Jubbaland oo diyaarisay Ciidamo suga Amniga Madaxda Dowlad Goboleedyada

Sawirro:-Jubbaland oo diyaarisay Ciidamo suga Amniga Madaxda Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Kismaayo waxaa haatan ku sugan Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ka jira marka laga reebo Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu halkaasi gaaro. Amaanka Magalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyey,waxana maamulka Jubbaland uu diyaariyey Ciidamo gaar ah oo xaqiijiya Amniga Madaxda Dowlad Goboleedyada. Saraakiisha Ciidamada Jubbland ayaa waxa ay Dalsan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Kismaayo waxaa haatan ku sugan Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ka jira marka laga reebo Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu halkaasi gaaro.

Amaanka Magalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyey,waxana maamulka Jubbaland uu diyaariyey Ciidamo gaar ah oo xaqiijiya Amniga Madaxda Dowlad Goboleedyada.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidamada Jubbland ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen inay diyaariyeen Ciidamo sigaar ah u tababaran kuwaas oo sugi doona amniga madaxda ka qeyb galeysa Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Wadoyinka Waaweyn ee Magalada Kismaayo iyo kuwa gala Guriga Martida oo uu shirka maanta ka furmayo ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamada Jubbaland oo Amniga xaqiijinaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts