HomeWararAskar ka tirsan Ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu dilay

Askar ka tirsan Ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa waxa ay Suuq Bakaaraha gaar ahaan Suuqa lagu iibiyo khudaarta ku dileen Askar ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada ee Canshuuraha qaada. Waxaa la sheegay in rag hubeysan ay dileen labo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada,kuwaasi uu ku sugnaa Suuqa lagu iibiyo khudaarta ee ku yaalla Bakaaraha,iyagoo durbo goobta ka baxsaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa waxa ay Suuq Bakaaraha gaar ahaan Suuqa lagu iibiyo khudaarta ku dileen Askar ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada ee Canshuuraha qaada.

Waxaa la sheegay in rag hubeysan ay dileen labo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada,kuwaasi uu ku sugnaa Suuqa lagu iibiyo khudaarta ee ku yaalla Bakaaraha,iyagoo durbo goobta ka baxsaday ragii dilka ka dambeeyay.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ayaa dalsan u sheegay in dilka kadib goobta ay gaareen Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,isla markaana rasaas xoogan furay,taasi oo Sababtay in ay goobta ay ku dhintaan labo qof kale oo shacab ahaa oo ay rasaasta ay fureen ciidan dowlada haleeshay.

Goobta uu falkan ka dhacay ayaa waxaa la qaaday afar ruux oo Meyd ah oo ay labo kamid ah yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Minishiibiyada dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo la toogtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts